Siyaasi sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekhii la yaqaanay uusan joogin Madaxtooyada !

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in isbadal weyn ku yimid filashadii ay ka qabeyn madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uuna xusay in waji kale hadda lasoo baxay madaxweynaha. Qoraal uu siyaasigan ku baahiyay bartiisa Facebooka ayuu ku sheegay in aysan arkin waayadan maadxweyne Xasan Sheekhii ay yaqaaneen, waxa uuna … Continue reading Siyaasi sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekhii la yaqaanay uusan joogin Madaxtooyada !